DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhacay agagaarka dugsiga tababarka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee Janaraal Kaahiye oo ku yaalla degmada Xamar Jajab. Qaraxan ayaa sidoo kale la sheegayaa inuu ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyey ruux isku soo … Continue reading DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho